Waa goorma waqtiga Birmadka Barafka lagu dhawaaqayo

Waa goorma waqtiga Birmadka Barafka lagu dhawaaqayo

Waa goorma waqtiga Birmadka Barafka lagu dhawaaqayo

Waqtiga, lixaadka, inta ay soconeysa saadaasha hawada inta uu barafka dhacayo waxay saameynayaan goaanka ku saabsan ku dhawaqidda. Laakiin haddii Magaalada AYSAN ku dhawaaqin Birmadka Barafka intaan la gaarin 6 fiidnimo ee maalin kasta ay wax jiraan, dadka deegaanka looma baahna iney dhowr jeer soo wacwacaan leynka telefoonka ama aqbaarta maalintaa jirta. Magaalada Minneapolis kuma ay dhawaaqeyso Birmadka Barafka wixii ka dambeeya 6 fiidnimo. Haduu baraf dhaco xaaladaha jira ay kallifayaan, shaqaalaha WAA LA SOO HOWLGELINAYA oo jidadka ayey barafka ayey habeenkaas ka xaaqayaan ilaa-iyo saqda dhexe xitaa haadan Birmadka Barafka lagu dhawaaqin. Markey sidaa dhacdo, dadka deegaanka deggan waa iney subaxda xigta iska hubsadaan maalinta ioo idil iyo ilaa-iyo 6 fiidnimo si aad ku ogaatid haddii lagu dhawaaqay Birmadka Barafka.

Aqbaar dheeraad ah ka eeg: Birmadka Barafka Snow Emergencies

Contact us

 

Minneapolis 311

 
 

Office hours

7 a.m. – 7 p.m.
Monday – Friday