Waa maxay parkway jjid ballaaran

Waa maxay parkway jjid ballaaran

Waa maxay parkway?

Hoos riix si aad ku eegtid qariiidada jidadka oo lagu soo rogayo iney yihiin maalinta labaad ee Birmadka Barafka ay yihiin "Parkways".

Parkway Map (pdf)

Tusmo: kani waa dukumenti ah PDF. Kaddib marka aad furtid, zoomka isticmaal (spyglass tool) si aad aqbaar uga heshid jidadka qaaska ah.

Liiska Qariidada Parkway

Parkways

Haddii aad wax su’aal ah ka qabtid jid gaar ah, fadlan soo wac howlaha guud, qaybta jidadka (Public Works, Street Department) (612) 673-5720.

Last updated Dec 22, 2020

Contact us

 

Minneapolis 311

 
 

Office hours

7 a.m. – 7 p.m.
Monday – Friday