Sidee ku ogaan karaa inuu jiro Birmadka Barafka

Sidee ku ogaan karaa inuu jiro Birmadka Barafka

Dadka ku nool, ka shaqeeya ama u soo safra Minneapolis waxaa laga filayaa iney culeys xoog leh saaraan hawada ayna aqoon u yeeshaan "qawaaniinta jidadka" ee qaboobaha. Hadduu dibadda uu baraf ka daayo ama hadduu baraf badan soo daay hubso iney Minnesapolis ku dhawaaqday birmadka barafa Snow Emergency Parking Rules.

Eeg Snow Emergencies

Contact us

 

Minneapolis 311

 
 

Office hours

7 a.m. – 7 p.m.
Monday – Friday