Waa maxay jidka Birmadka Barafka
Jidadka Birmadka Barafka laba siyaaboo ayey u calaameysanyihiin:
Calaamadaha GUDUUDKA ee Birmadka Barafka ![]() |
Calaamadaha BULUGA waa magacyada jidadka. ![]() |
Jidadka aan AHAYN kuwa Birmadka Barafka waxey leeyihiin calaamado cagaaran ama maariin.

