Siidaynta biyaha

Buuxi foomka sii deynta biyaha

About

 

Waxaan aqbalay inaan xushmeeyo saxiixayga Electaroonig ga ah, & Inaan araintaan si Elektaroonik ah sameeyo:


 
Waxaan awood usiinayaa Magaalada Minneapolis in ay furan, ama sii daayaan biyaha Goobya Aderayskeedu hoos ku qoranyahay aniga oon joogin. Waxaan cadeeynayaa in aaney masuul ka ahayn waxii ka dhasha in biyaha la furo/lasii daayo aniga oo ka maqan goobta. Waxaan ka daynayaa Magaalada Mineapolis, shaqaalaheeda & wakiiladeedaba waxwalba oo ah dacwo ka dhalan karta arintaan oo looga soo horjeedo Magaalada Minneapolis. Waxaana aqbalay in Magaalada Minneapolis, shaqaalaheeda & wakiiladeedu aaney masuul ka ahayn waxii ka dhasha biyaha lasii daayey aniga oo ka maqan goobta.




 



 
 

Utility Billing

Phone

612-673-1114

Fax

612-673-2684

Address

Public Service Building
505 Fourth Ave S., Room 620B
Minneapolis, MN 55415

Hours

Monday - Friday
8 a.m. – 4 p.m.