Sahanka Ra’yi Ka Dhiibashada Talo Soo Jeedinta Ee Nicoletka Cusub

Ka qeyb qaado sahanka oo nala waadaag fikradda aad ka qabto wajiga 1aad ee goobta cusub ee Nicollet.

Waxyaabaha la doonayo in aad ogaato

Akhri warbixinta la soo koobay si aad u ogaato labada talo soo jeedin ee dhismaha cusub

Soo jeedintu waxay khusaysaa geeska bari ee goobta.

Ka dibna ka qeyb qaado sahanka talo soo jeedin kasta.  

Sahankan waxa uu qaadanayaa qityaastii shan ilaa toban daqiiqo si aad u dhameystirto.

Ra’yiga aad ka dhiibataan waxa uu shaqaalaha ka caawinayaa in ay u soo jeediyaan gudiga maamulka iyo duqa magaalada mid ka mid ah talo soo jeedinta dhamaadka Maarso ama horaanta Abriil.

Waqtigan waa mid aad u muhim u ah si mashruuca loogu isticmaalo miisaaniyadda guryaha dadku awoodo ee sanadkan. 

Sahankan waxa uu ku eg yahay 4ta galabnimo ee Khamiista 5ta maarso.  

Si aad sahanka uga qeyb qaadato waxa aad: 

  • Buuxin kartaa foomka hoose
  • Waxa aad foomka ku furi kartaa bog cusub 

Request accessible format

If you need help with this information, please email 311, or call 311 or 612-673-3000.

Please tell us what format you need. It will help us if you say what assistive technology you use.

Sahmin ama xograadin

Soo Jeedin

Soo Jeedinta Aeon

PDF, 1,950KB

Request accessible format

If you need help with this information, please email 311, or call 311 or 612-673-3000.

Please tell us what format you need. It will help us if you say what assistive technology you use.

Request accessible format

If you need help with this information, please email 311, or call 311 or 612-673-3000.

Please tell us what format you need. It will help us if you say what assistive technology you use.

Contact us

Linnea Graffunder-Bartels

New Nicollet Redevelopment Team

Community Planning & Economic Development

Phone

612-673-5102