Ganacsatada

Qodobadda Hadalka ku saabsan Ganacsiyada danaynaya inay ku: Yeeshaan Ganacsi Cusub Rugta Mustaqbalka.

2023

Sannadka 2023, Magaaladdu (City) waxa ay sii wadi ka qaybgelinta dadweynaha ee muqtaqbalka Meeshii Horey u ahaan jirtay Kmart iyo barnaamijka Nicollet ka cusub (Former Kmart and New Nicollet).  
 
Aakhirka sannadka 2023, Magaaladdu (City) waxa ay qorshaynaysaa in Golaha Deegaanku (City Council) uu ansaxiyo (1) Naqshada Cusub ee Nicollet Ave – oo ah sawir-gacmeed muujinaya walxaha aasaasiga ee wadooynka iyo (2) Qaabdhismeedka Goobta Dadweynaha – qoraal hagi doona meelaha dadweynaha ee mustaqbalka ee rugta.

2024

Sannadka 2024, Magaaladdu (City) waxa ay filaysaa inay xulato dhul-dhise dhisa kan ugu horeeyo dhowr dhismayaal ah oo rugta laga dhisi doono.

2025

Sannadka 2025 iyo wixii ka dambeeya, dhul-dhisayaashu waxa ay u xulan doonaan ganacsiyo dhismayaasha cusub. 

Contact us

New Nicollet Redevelopment Team

Rebecca Parrell

Phone

612-673-5018